4-Bedroom House for Rent in Hodan Hills

$800 — House for rent

Gurigani waa guri goglan oo kiro ah oo ku yaalla xaafada Hodan Hills, waa guri 4 qol ah, 3 suuli, 1 store iyo 1 kijo. waana guri si heersare ah loo qalabeeyey.

View this property on Hantir