Guri Iib ah
$40,000 — House for sale
- 4 bedrooms
- 1 bathroom
- Size: 126 sqft
- Neighbourhood: Gandi School
- City: Hargeysa
Amaano Property Management waxay ku haysa guri iib ah oo ku yaala Xafada gantalaha una dhaw wadda qiimihisuna waa $40,000 oo wada hadal leh. waxaad nagalaso xidhiidhi kaartan +252639010078.