Dhul iib ah

$305,000 — Land for sale

Macmiil waxaanu kuu haynaa dhulkan oo iib ah oo ku dhexyaala badhtamaha magaalada hargeisa dhulkani waa jaanis aad u wayn iyo fursad qaali ah dhulkan qiimaha wada hadal baa ka furan macmiil call center 2822 ama 063 8888842 ama naga soo booqo barahayga bulshada ee kala duwan

View this property on Hantir