6-Bedroom House for Rent in Masalaha
$1,000 — House for rent
- 6 bedrooms
- 3 bathrooms
- Size: --
- Neighbourhood: Masalaha
- City: Hargeisa
Gurigani waa guri goglan oo si heersare ah loo qalabeeyey, waxa uu ku yaalla xaafada masalaha, waa guri 6 qol ah 5 qol oo hurdo ah ah iyo 1 qol oo fadhi ah