Dhul iib ah 24x36
$45,000 — Land for sale
- 1 bedroom
- 1 bathroom
- Size: 8847 sqft
- Neighbourhood: 24x36mitir
- City: Hargeysa
Waa laba baloodh oo mid kaarikoone yahay waxa ay ku yaalaan galbeedka magaalada hargaysa gaar ahaan ex kaantarool waqooyigeeda ama agagaarka buurta cabdi qays, cabirku waa 24x36mitir, qiimuhu waa $22000 midkiiba .