Dhul Iib Ah Jigjiga Yar mansoor Hotel Dabadisa

$85,000 — Land for sale

Waa dhul iib ah oo ka kooban laba baloodh cabir ahaana midkiba waa 24m by 18m weyna isku dhagan yihiin, waxaney ku yalan waqoyiga hotelka mansoor amaba se konfurta jamacada Admas qeynteeda Main Cumps, waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa 0633648951

View this property on Hantir