7-Bedroom House for Rent in New Hargeisa

$1,000 — House for rent

Gurigani waa guri goglan oo si heersare ah loo qalabeeyey oo ku yaalla xaafada new hargeisa gaar ahaan sariibada nasiye, waa guri ka kooban 7 qol oo mid fadhi yahay iyo hal qol oo service ah, 3 suuliy iyo kijo, dayr weyn oo kuu qaadaya ugu badnaan 5 gaadhi

View this property on Hantir