5-Bedroom House for Rent in Hodan Hills
$230 — House for rent
- 5 bedrooms
- 3 bathrooms
- Size: --
- Neighbourhood: Hodan Hills
- City: Hargeisa
Gurigani waa guri kiro ah oo ku yaalla xaafada hodan hills gaar ahaan area-da warshada ilo tango, waa guri ka kooban 5 qol iyo 1 qol oo service ah oo dibada ah, 3 suuli, 1 kijo iyo dayr 1 gaadhi kuu gali karo.