5-Bedroom House for Rent in New Hargeisa
$250 — House for rent
- 5 bedrooms
- 3 bathrooms
- Size: --
- Neighbourhood: New Hargeisa
- City: Hargeisa
Gurigani waa guri kiro ah oo ku yaalla xaafada new hargeisa gaar ahaan area-da waaxda macalin harun, waa guri 5 qol ah oo lagu kiraynayo $250.