Guri Kiro ah
$1,500 — House for rent
- 5 bedrooms
- 5 bathrooms
- Size: 432 sqft
- Neighbourhood: Rugsan Village
- City: Hargeysa
Gurigani waa guri kiro ah oo ku yaalla xaafada masalaha gaar ahaan rugsan village, waa guri weyn oo G+2 ah oo ka kooban 7 qol, 2 kijo, 5 suuli, 2 store iyo dayr 2 gaadhi kuu gali karaan, waxaana lagu kiraynayaa $1,800.