5-Bedroom House for Rent in Maxamed Mooge

$700 — House for rent

Gurigani waa guri goglan oo si heersare ah loo qalabeyey, waxa uu ka kooban yahay 5 qol, 3 qol oo jiif ah iyo 2 qol oo fadhi ah, 3 suuli, 1 qol oo service ah iyo 1 kijo. waxa uu ku yaallaa xaafada maxamed mooge.

View this property on Hantir