Dhul Iyoo Guri iib Ah.
$110,000 — Land for sale
- Size: 288 sqft
- Neighbourhood: Galbeedka Cilaajka Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil.
- City: Hargeysa
Jagadani waa iib, waana guri guryihii hore ah iyo jago nadiif ah waana isku baloodh dhammaystiran... Adeegyada kale waxaa ka mid ah biyihii qasabada, laydhkii iyo adeegyada bulshada oo dhammaystiran.. Gorgortanka iyo saa'iraadduna waa furan yahay... Gacmo Furan ku soo dhawaada No. 063-4054683