Commercial Property for Sale in Wadada Togdheer
$295,000 — Commercial for sale
- Size: 18m x 12m
- Neighbourhood: Wadada Togdheer
- City: Hargeisa
Halkani waxa aan kusoo bandhigaynaa Fooq iib ah, waxa uu ku yaalla wadada togdheer area xarunta weyn ee sagaljet, waa dhisme uu cabirkiisu yahay 18m x 12m, waxaana la siinayaa $295,000