Land for Sale in New Hargeisa
$30,000 — Land for sale
- Size: 23M X 36M
- Neighbourhood: New Hargeisa
- City: Hargeisa
macmiil waxaanu kuu haynaa dhulkan oo iib ah cabirkiisuna yahay 23m x 36m kaas oo qiimihiisuna macquul yahay dhulkan wuxuu leeyahay sharciyadisii oo dhamaystiran dhulkani wuxuu ku yaalaa bariga magaalada hargeisa gaar ahaan dhakhtarka naaso hablood ayuu jaar la yahay wixii faahfaahina call centerka xafiiska 2822 ama whats app +252 638888842 soo kale dhamaan baraheena bulshada