Xafiisyo Kirro ah

$300 — Commercial for rent

Shirkadda Amaano Property Management waxay ku haysa xafisyo banaan oo kirro ah waana meel ku haboon ganacsiga waxayna kuyaalan jigjigayar near Sun Hotel Area waana fooq cusub oo basku horta marayo qolkastana wuxu leeyahay suuli u gaar ah. waxad nagala so xidhidhi kartan +252634050975 ama +252638002710 +25263 6879874

View this property on Hantir