Land for Sale in Daarusalam
$12,000 — Land for sale
- Size: 36m x 24m
- Neighbourhood: Daarusalam
- City: Hargeisa
Dhulkani waa dhul iib ah oo ku yaalla xaafada daarusalaam ee degmada maxamed mooge gaar ahaan area-da somaliland-ta dhabarkeeda. waa laba baloodh oo la isku iibanayo oo cabirkoodu yahay 24m x 36m.