Land for Sale in Daarusalam

$12,000 — Land for sale

Dhulkani waa dhul iib ah oo ku yaala xaafada daarusalaam ee degmada maxamed mooge gaar ahaan dhabarka area-da somaliland. waa saddex baloodh oo cabirkoodu yahay 18m x 24m, labada kamida min laba wajahadood ayay leeyihiin oo waxa la siinayaa $12,000, midka soo hadhayna waxa la siinayaa $10,000.

View this property on Hantir