Guri goglan

$1,300 — House for rent

Macmiil waxaanu kuu haynaa gurigan oo kiro ah oo goglan gurigani waa fooq waana guri aad aad uga heli doonto qolkiisa hurdadu wuxuu leeyahay balcony aad view dhan ka daawanaysid magaalada hargeisa oo cajiib ah wuxuu ka kooban yahay 7 qol iyo car parking wayn macmiil nala soo xidhiidh 063-9366660

View this property on Hantir