Guri iib ah oo ku Yaal xaafadda Jigjiga yar
$46,000 — House for sale
- 3 bedrooms
- 1 bathroom
- Size: 1433 sqft
- Neighbourhood: Saldhiga Shidaalka Total
- City: Hargeysa
Waa guri ku yaal badhtanka xaafadda jigjiga yar gaar ahaan gooladda sare ee Total, aad buu ugu dhowyahay wadada main ka ah, waa kaari koone ka dhisan 14x10mitir, qiimaha $42kun oo kaliya ayaa lasiinayaa.