Land for Sale in New Hargeisa
$30,000 — Land for sale
- Size: 36m x 24m
- Neighbourhood: New Hargeisa
- City: Hargeisa
Dhulkani waa dhul iib ah oo ku yaalla xaafada new hargeisa gaar ahaan waqooyiga kaah hotel, waa laba baloodh oo la isku iibinayo oo cabirku yahay 36m x 24m, waxaana la siinayaa $30,000.