7-Bedroom House for Sale in Hodan Hills

$120,000 — House for sale

Gurigani waa guri kiro ah oo ku yaalla xaafada hodan hills, waa guri 6 qol iyo 1 qol oo service ah leh, 4 suuli, 1 kijo, 1 store iyo gaadhi gal 3 gaadhi kuu gali karaan iyo kayd biyood oo kuu qaadaya 140 foosto.

View this property on Hantir