3-Bedroom House for Rent in New Hargeisa
$140 — House for rent
- 3 bedrooms
- 2 bathrooms
- Size: --
- Neighbourhood: New Hargeisa
- City: Hargeisa
Macmiil gurigani waa guri madhan oo kiro ah oo ku yaalla xaafada new hargeisa area kaah hotel, waa guri ka kooban 3 qol, 2 suuli, 1 kijo iyo dayr 1 gaadhi kuu gali karo.