5-Bedroom House for Rent in Jigjiga Yar
$1,000 — House for rent
- 5 bedrooms
- 3 bathrooms
- Size: --
- Neighbourhood: Jigjiga Yar
- City: Hargeisa
Gurigani waa guri goglan oo kiro ah oo ku yaalla xaafada jigjiga yar, waa guri ka kooban 6 qol, 5 qol oo gudaha ah iyo 1 qol oo service ah, 3 suuli, 1 kijo iyo dayr 2 gaadhi kuu qaadaya.