1-Bedroom House for Rent in October

$700 — House for rent

Meherad kiro ah oo ku taalla xaafada aktoobar gaar ahaan kasoo horjeedka cisbitaalka Edna Adan Hospital ama waxa ay ku xigtaa ubax restaurant, waxa lagu kiraynayaa $700.

View this property on Hantir