Bakhaaro Kirro ah
$350 — Warehouse for rent
- 3 bathrooms
- Size: 864 sqft
- Neighbourhood: Jigjigayar Road
- City: Hargeysa
Shirkada Amaano Property Management waxay ku haysa laba bakhaar oo ku yaala Jigjigayar waddada mouse biixi, waxay so eegayan waddada mouse biixi waana bakhaaro waafi ah mid kasta cabirkiisa waa 8mx12m. macmiil hadda wixi faafahin dheerada nagalaso xidhiidh +25263 8002710 ama +25263 4050975