Almaas Villas

$97,000 — House for sale

Fillooyin Casri ah - Hargeisa Almaas wa fillooyin si farshaxanimo lo dhisay oh ku yaala Xaafadda Masalaha Hargeisa. Wuuxu ka kooban yahay 4 qol oh hurdo ah, fadhi wayn iyo cunto, 4 suuli, madbakh qalabaysan iyo qolki inanta shaqalaha ah oh leh suuli u gaar ah. Mashruucan wuxu ku yaala qaybta macamishu ugu jecel yahay xaafadda Masalaha. Mashruucan waxa lo naqshadayay yedoo maanka lagu hayo baahida iyo dookha mulkiilaha, taas oo abuuraysa qaab noololed dhamaystiran oh raali galinaya macamiisha. Mashruucan wuuxu ka mid yahay degsimo casri ah oo ka kooban 15 fillo. Waxay ku xigaan Abdi Haybe Village

View this property on Hantir