5-Bedroom House for Sale in Masalaha
$75,000 — House for sale
- 5 bedrooms
- 3 bathrooms
- Size: 12m x 18m
- Neighbourhood: Masalaha
- City: Hargeisa
Gurigani waa guri iib ah oo ku yaalla xaafada masalaha oo si qurux badan loo disay. waa guri ka kooban 5 qol, 3 suuli iyo 1 kijo. waa guri cusub oo imika gacanta laga qaaday.