Guri kiro ah

$250 — House for rent

MACMIIL WAXAANU KUU HAYNAA GURIGAN OO KIRO AH OO MADHAN KANA KOOBAN 5 QOL , 3 SUULI ,1 KIJO , GAADHIGAL LEH OO QURUX BADAN. WAXAAANA UU KUUGU YAALAA HODAN HILLS WIXII FAAHFAAHINA NAGALA SOO XIDHIIDH CALL CENTER 2822 AMA WHATS APP +252 638009999

View this property on Hantir