5-Bedroom House for Rent in Hodan Hills

$1,000 — House for rent

Macmiil waxaanu kuu haynaa gurigan oo goglan kana kooban 5qol 3suuli 1kijo iyo gaadhi galkisii gurigani waa guri alaab cusubi taalo oo aad u tayo saraysa macmiil gurigan adigaa markaad indhahaaga ku aragto u bogi doona nala soo xidhiidh call centerka xafiiska 2822 ama whats app +252 63-8009999

View this property on Hantir