8-Bedroom House for Rent in Jigjiga Yar

$800 — House for rent

macmiil waxaanu kuu haynaa gurigan oo kiro ah oo ah guri fooq ah laba dabaq ah gurigani wuxuu ka kooban yahay 8 qol kijo 1 gaadhi gal 4 ah service 1 iyo 6 suuli macmiil waa guri laamayda kuugu dhow oo goob aad u qaali ah ku yaala nala soo xidhiidh call center 2822 ama whats app +252 638009999

View this property on Hantir