3-Bedroom House for Sale in October
$21,000 — House for sale
- 3 bedrooms
- 2 bathrooms
- Size: 12m x 9m
- Neighbourhood: October
- City: Hargeisa
Gurigani waa iib wuxuuna ka kooban yahay 3 Qol wuxuu ku yalaa october ,aaga libaaxyada magaalada hargeisa waa goob istaatigi ah oo wadadii baskuna kuugu dhowdahay fadlan nagala soo xidhiidh call center 2822 ama whats app 0638009999