Guri madhan oo kiro ah
$220 — House for rent
- 3 bedrooms
- 3 bathrooms
- Size: 216 sqft
- Neighbourhood: guri kiro ah
- City: Hargeysa
Macmiil Golis Real Estate waxay kuu haysaa gurigan oo ka kooban 4 qol oo kala ah 3 hurdo iyo qolkii fadhiga sidoo kale uxuu leeyahay 3 suuli, 1 kijo iyo gadhi galkii. waxaa uu ku yaala gurigani New hargeisa gaar ahaan xafadaha Hodan-hilis hargeisa , laamiga buskana wax yar ayuu uu jiraa.hadaba macmiil waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa Call:+252638009999,What app: +252638009999 sidoo kale call center oo ah 2822. Mahadsanid