Guri iib ah
$105,000 — House for sale
- 5 bedrooms
- 3 bathrooms
- Size: 432 sqft
- Neighbourhood: dhaweeye supermarket aagiisa
- City: Hargeysa
Macmiil gurigani waa iib waana guri kaara koone ah, wuxuu ku yaalaa meel center ah, waana meelaha ugu qaalisan xaafada hodan hills ee uu ku yaalo gurigan. macmiil gurigan waxa lagu badalayaa dhul hadaad ku hayso, masalaha dhow area masjid sheekh mustafe, hadaad kaash haysana waa lagaa siinayaa. Nagala soo xidhiidh 2822 ama whatsapp: +252 63 8009999