Dhul iib ah

$55,000 — Land for sale

Shirkada Amaano Property Management waxay ku haysa dhul iib ah oo kuyaala Maansoor Area. cabirkisuna waa 20mx12m. macmiil waxad nagalaso xidhiidhi karta +25263 8002710 ama +25263 4050975.

View this property on Hantir