5-Bedroom House for Rent in Half London

$350 — House for rent

Gurigani waa guri kiro ah oo ku yaalla xaafada Half London, waa guri ka kooban 4 qol oo hurdo ah iyo 1 qol oo fadhi ah, 1 qol oo service ah iyo 1 qol oo store, 1 kijo iyo 3 suuli, dayr weyn oo 5 gaadhi gali karaan.

View this property on Hantir