3-Bedroom House for Rent in Shiraaqle

$150 — House for rent

Gurigani waa guri madhan oo kiro oo ku yaalla xaafada new hargeisa gaar ahaan area-da shiraaqle, waa guri ka kooban 3 qol, 2 qol oo hurdo ah iyo 1 qol oo fadhi ah.

View this property on Hantir