3-Bedroom House for Rent in Somaliland-ta

$120 — House for rent

macmiil waxaanu kuu haynaa gurigan oo 3 qol ah 1 kijo 2 suuli kuna yaala xaafada somaliland ta bariga magaalada hargeisa ahna guri hada farta laga qaaday oo cusub macmiil gurigani qiimo ahaan iyo goob ahaanba waad ku qanci doontaa markaad aragto nala soo xidhiidh call center 2822 ama whats app +252 63 8009999

View this property on Hantir