Dhul iib ah

$70,000 — Land for sale

Waa Laba baloodh oo kuyaal Galbeedka magaalada hargaysa gaar ahaan waqooyiga kaantaroolkii hore ee galbeedka kaalinta cabdilaahi Cirro, waa kaarikoone 2 wado ayaa ka kala mara Galbeed iyo koonfur, qiimaha aakhirka la siinayo waa $64,000

View this property on Hantir