4-Bedroom Land for Sale in Hodan Hills

$65,000 — Land for sale

Gurigani waa guri iib ah oo ku yaalla xaafada hodan hills gaar ahaan area-da ilo tango-da, Waa guri uu cabirkiisu yahay 12m x 18m, qiimaha lagu iibinayaana waa $65,000.

View this property on Hantir