Land for Sale in New Hargeisa
$25,000 — Land for sale
- Size: 12m x 12m
- Neighbourhood: New Hargeisa
- City: Hargeisa
Dhulkani waa dhul iib ah oo ku yaalla xaafada new hargeisa gaar ahaan area-da maamuus hotel, waa dhul uu cabirkiisu yahay 12m x 12m oo la siinayo $25,000