Land for Sale in Daarusalam
$45,000 — Land for sale
- Size: 18m x 24m
- Neighbourhood: Daarusalam
- City: Hargeisa
Dhulkani waa dhul iib ah oo ku yaala xaafada daarusalaam ee degmada maxamed mooge gaar ahaan dhabarka area-da somaliland. waa t 5 baloodh oo cabirkoodu yahay 18m x 24m. qiimaha lagu iibanayaana waa $45,000.