Land for Sale in Daarusalam
$10,000 — Land for sale
- Size: 9m x 24m
- Neighbourhood: Daarusalam
- City: Hargeisa
Dhulkani waa dhul iib ah oo ku yaalla xaafada daarusalaam ee degmada maxamed mooge gaar ahaan area-da iskuulka ilays galbeedkiisa, waa dhul cabirkiisu yahay 9m x 24m, waxaana la siinayaa $10,000.