1-Bedroom House for Sale in Wadada Togdheer
$150,000 — House for sale
- 1 bedroom
- 1 bathroom
- Size: 12m x 9.5m
- Neighbourhood: Wadada Togdheer
- City: Hargeisa
Halkani waxa aan kusoo bandhigaynaa dhisme iib ah oo loo isticmaali karo store ahaan ama bakhaar ahaan, waxa uu ku yaalla wadada togdheer area xarunta weyn ee sagaljet, waa dhisme uu cabirkiisu yahay 12m x 9.5m, waxaana la siinayaa $150,000