5-Bedroom House for Rent in New Hargeisa

$230 — House for rent

Macmiil gurigani waa guri madhan oo kiro ah oo ku yaalla xaafada new hargeisa gaar ahaan saldhiga shiraaqle agtiisa, waa guri ka kooban 5 qol, 2 suuli iyo 1 kijo iyo gaadhi galkii.

View this property on Hantir