Guri Iib Ah

$41,000 — House for sale

#Guri iib ah wuxuu ku yaala xaafada masalaha gaar ahaan masaajidka weyn ee carafaad waa guri sadex qol oo waaweyn 🏡 gaadhi kalkiina leh Cabdirkiisuna waa 24×9 Hadaa Ubaahanty guryo xaafada masalaha qiimahooduna ku raali galiya nalaso xidhiidh Phone:0633992081 WhatsApp:252633992081

View this property on Hantir