5-Bedroom House for Rent in Macalin Harun
$800 — House for rent
- 5 bedrooms
- 3 bathrooms
- Size: --
- Neighbourhood: Macalin Harun
- City: Hargeisa
Gurigani waa guri goglan oo ku yaala macalin harun. Gurigani waxa uu ka kooban yahay 4 qol oo hurdo ah iyo fadhigii oo u kala qaybsan fadhi iyo cunto, 3 suuli iyo kijo.