5-Bedroom House for Rent in Cawo Dhalad

$1,000 — House for rent

Gurigani waa guri goglan oo ku yaalla xaafada cawo dhalad. waxa uu ka kooban yahay 5 qol oo kala ah 4 qol oo hurdo ah iyo 1 qol oo fadhi ah iyo kijo si heersare ah loo qalabeeyey iyo laba suuli.

View this property on Hantir