4-Bedroom House for Rent in New Hargeisa

$170 — House for rent

Gurigani waa guri kiro ah oo ku yaalla xaafada new hargeisa gaar ahaan waqooyiga shiraaqle, waa guri ka kooban 4 qol, 2 suuli, 1 kijo, dayr hal gaadhi kuu gali karo iyo barkad biyo ama kayd biyo ah leh.

View this property on Hantir