4-Bedroom House for Rent in Xero Awr

$700 — House for rent

Gurigani waa guri goglan oo si heersare ah loo qalabeeyey oo ku yaalla xaafada xero awr, waxa uu ka kooban yahay gurigani 3 qol oo jiif ah iyo 1 qol oo fadhi ah, 2 suuli, 1 kijo iyo 1 store.

View this property on Hantir