5-Bedroom House for Rent in Maxamed Mooge
$700 — House for rent
- 5 bedrooms
- 3 bathrooms
- Neighbourhood: Maxamed Mooge
- City: Hargeisa
Gurigani waa guri goglan oo ku yaalla xaafada maxamed mooge ama area warshada furshaanta, waa guri ka kooban 3 qol oo hurdo ah iyo 2 qol oo fadhi ah.